Maraqa Looska ee Waqooyiga Afrika
Maraq leh cusbo oo aad u macaan, maraqaan Waqooyiga Afrika waa maraq macaan marka kaligiis la cuno ama lagu cunno bariis.
Heerkulka: | Kul dhexdhexaad-sarreeya ah, kul dhexdhexaad ah |
Tirada Dadka: | 1 koob |
Waqtiga diyaarinta: | 10 daqiiqo |
Waqtiga karinta: | 20 daqiiqo |
Wadarta waqtiga: | 30 daqiiqo |
Qalabka: | Dheri weyn |
Maacuunta: | Qaaddada lagu walaaqo cuntada Koobka iyo qaaddooyinka cuntada lagu cabbiro |
Cunto karinta waxaa laga soo xigtay Oregon SNAP-Ed's Food Hero
Maaddooyinka
1 qaaddo oo saliid seytuun ah AMA saliid macsaro la dubay
1 basal oo yar, si siman loo jarjaray
1 xabo oo toon qoyan ah, la kalaawiyay AMA 1 qaaddo oo toonta buddada ah
1 koob oo hilibka naaska digaaga oo la kariyay, la jarjaray, AMA 1 10 wiqiyood oo digaaga qasaca kujira ah (lagu xiray biyo), lana miiray
1 1/2 qaaddo oo basbaas buddo ah ee kulul
1/2 qaaddo oo filfil ah
1/2 qaaddo oo jafka basbaas gaduudka ah
3 koob oo fuud digaageed ah oo cusbadu ku yar tahay
1 6 wiqiyadood oo yaanyo shiishiid ah
2 14.5 wiqiyood oo ah yaanyo shishiid
6 qaaddo oo lows la shiiday ah
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, maacuunta, gasacadaha korkooda, miraha, iyo khudaarta.
- Dig wayn oo saaran dab meel dhexaad ah ku dhub saliid. Ku dar basal oo kari adoo si joogto ah u walaaqaya ilaa ka karsamaayo. Ku dar toon iyo digaag oo si guud u walaaq.
- Ku dar budada basbaaska kulul, filfil iyo caleemaha basbaas gaduudka oo kari 1 daqiiqo muddo dhan. Kuleylka ka dhig kuleyl dhexdhexaad ah.
- Ku dar maraq, yaanyo shishiid, yaanyada aad burburisay, iyo loos shiiday. Ku kululee dab meel dhexaad ah adoo walaaqaya badanaa ilaa ay isdhex gelayaan guud ahaan. Deji kahor inta digsigu bilaabin inuu kululaado.
Talooyinka
- Si loo cabbiro sayrinta subagga lawska iyadoo lagu cabirayo sayriyaha aan dhegta lahayn ka hor inta aadan soo xaaqin subagga lawska. Tani waxay ka ilaalin doontaa subagga lawska inay ku dheggan qaaddada cabbirka.
- Soo qaado qaar ka mid ah hadhuudhyada isqaba maalintaada adigoo bariis ku cunaya suugadaan macaanka badan.
La Sifeeyay