Talooyinka Cunto Karinta
Si fudud wax u kari adigoo adeegsanaya talaabooyinkan cunto karinta ee wax-ku-oolka ah
Waa tan sida aad u samayn karto:
Ku dar khudaarta liiska cuntooyinka ee maalinlaha ah
Si fiican u jarjar cannanaaska
Qabooji geedo-dhireedka aan la isticmaalin adigoo adeegsanaya saliid saytuun
Sida Biyo Loogu Hafiyo Baarbabiyeetaraha ama Baytaraafka
Muuqaalka waxaa lagu bixiyay iyada oo loo marayo Create Better Health Utah--Utah State University
Sida Loo Dubo Qajaarka Xilliga Kulaylaha
Muuqaalka waxaa lagu bixiyay iyada oo loo marayo The Ohio State University Extension
Sida Loo Dubo Sabuulka Macaan
Muuqaalka waxaa lagu bixiyay iyada oo loo marayo The Ohio State University Extension
Sida Loo Cabbiro Maaddooyinka (Maqaaddiirta)
Muuqaalka waxaa lagu bixiyay iyada oo loo marayo The Ohio State University Extension
Sida Loo Solo Khudaarta
Muuqaalka waxaa lagu bixiyay iyada oo loo marayo Create Better Health Utah--Utah State University
Sida Loo Dallaco Cuntada