Lowska isku-dhafan
Aan Lahayn Caano |
Aan Lahayn Gulutiin |
Loogu Talagalay Ilmaha |
Dedeg ah oo Fudud |
Cuntooyinka Fudud |
Ku Badan Liilka |
Khudaar kaliya cune |
Khudaar-cune
Cuntadaan dhadhanka leh waxay ku siyaadisaa qababac badan qooshkaaga!
6
Tirada Nafarada
5 daqiiqo
Wadarta Waqtiga
$0.53
Qiimaha Nafar Walba*
Heerkulka: | IMA KHUSEEYO |
Tirada Dadka: | 1 koob |
Waqtiga diyaarinta: | 5 daqiiqo |
Waqtiga karinta: | IMA KHUSEEYO |
Wadarta waqtiga: | 5 daqiiqo |
Qalabka: | Baaquli weyn Saxanka cuntada/weel aan hawo lahayn |
Maacuunta: | Koobabka cuntada lagu cabbiro |
* Qiimaha iyo helitaanka maaddooyinka cuntada way kala duwanaan karaan marka loo eego gobollada kala duwan ee Ohio. Macluumaadka qiimaha nafar kasta waa in loo isticmaalo hagis guud ahaan marka la tixgelinayo kharashka cuntada.
Maaddooyinka
3 koob oo badar isqaba ah (sida sarreen wareegsan, galleyda afar geesoodka leh)
1/2 koob oo laws aan cusbo lahayn ah (yicib, jows Ameerikaan, jows, iwm.)
1/2 koob oo miro la qalajiyay ah (sabiib, murcodka la qalajiyey oo macaankiisu la dhimay, jajab muus ah, iwm.)
1/ 2 koob oo rooti qababacle ah
1/ 2 qaaddo oo jababka shukulaatada ah
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, iyo maacuunta.
- Isku qas maaddooyinka oo dhan oo ku keydi weel aan hawo lahayn ilaa 1 toddobaad.
Maadooyinka
La Sifeeyay
La Sifeeyay
Maxaa laga sameeyaa Lowska Isku-dhafan?
Miraha Qallalan
Heed
Lowska Aan La Cusbayn
Rooti qababacle yaryar
Macluumaadka Nafaqada(Nafar Kasta)
KALORIYADA
270
WADARTA DUFANKA
12g
CUSBADA
210mg
WADARTA KARBOHAYDARAYDHKA
42g
BOROTIINKA
6g