Xawaajiyada Isku Dhafan ee Cusbada Aan Lahayn
Aan Lahayn Caano |
Aan Lahayn Gulutiin |
Dedeg ah oo Fudud |
Cusbada Ku Yar Tahay |
Ku Yar Dufanka |
Aan Lahayn Wax Sonkor Ah |
Khudaar kaliya cune |
Khudaar-cune |
Kale |
Aan Lahayn Ukun |
Aan Lahayn Lows
Qaab fudud, caafimaadka wadnaha u fiican oo dhadhan loogu yeelo cuntada – ku rushee cunto kasta xawaajiyada isku dhafan laga bilaabo hilib digaaga ilaa khudaarta!
60
Tirada Nafarada
5 daqiiqo
Wadarta Waqtiga
$0.01
Qiimaha Nafar Walba*
Heerkulka: | IMA KHUSEEYO |
Macluumaadka diyaarinta: | Ku dhowaad 60-70 |
Tirada Dadka: | 1 qaaddo, ama hadba marka loo baahdo in loo isticmaalo cunto gaar ah |
Waqtiga diyaarinta: | 5 daqiiqo |
Waqtiga karinta: | IMA KHUSEEYO |
Wadarta waqtiga: | 5 daqiiqo |
Qalabka: | Baaquli yar Weel aan hawo lahayn |
Maacuunta: | Qaaddooyinka cunto cabbirka Qaaddo |
* Qiimaha iyo helitaanka maaddooyinka cuntada way kala duwanaan karaan marka loo eego gobollada kala duwan ee Ohio. Macluumaadka qiimaha nafar kasta waa in loo isticmaalo hagis guud ahaan marka la tixgelinayo kharashka cuntada.
Maaddooyinka
2 qaaddo oo basal buddo ah
4 xabo oo toon qoyan ah, la kalaawiyay AMA 4 qaaddo oo toonta buddada ah
1 qaaddo oo babariika ah
1 1/2 qaaddo oo reexaan buddo ah
1/4 qaaddo oo filfil ah
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, iyo maacuunta.
- Ku qas maaddooyinka oo dhan baaquli yar, adigoo isticmaalaya qaaddo.
- Ku shub isku-fdhafka weel kuu oggolaanaya inaad luxdo si aad wax ugu darto.
Talooyinka
- Ku keydi haraaga weel aan hawo lahayn oo heerkul qoleed leh muddo dhan lix bilood.
Maadooyinka
La Sifeeyay
La Sifeeyay
Maxaa laga sameeyaa Xawaajiyada ama Dhireynta Isku Dhafan ee Cusbada Aan Lahayn?
Toon Buddo ah
Basal Buddo ah
Babariika
Reexaan
Filfil
Macluumaadka Nafaqada(Nafar Kasta)
KALORIYADA
0
WADARTA DUFANKA
0g
CUSBADA
0mg
WADARTA KARBOHAYDARAYDHKA
0g
BOROTIINKA
0g