Biyo La Dhireeyay ama Dhadhan Loo Yeelay
Quraacda |
Aan Lahayn Caano |
Aan Lahayn Gulutiin |
Loogu Talagalay Ilmaha |
Dedeg ah oo Fudud |
Cusbada Ku Yar Tahay |
Ku Yar Dufanka |
Aan Lahayn Wax Sonkor Ah |
Khudaar kaliya cune |
Khudaar-cune |
Ku Habboon WIC |
Aan Lahayn Ukun |
Aan Lahayn Lows
Qaab fudud, dhiirogelin leh oo caafimaad leh oo qof walba uu ku cabi karo biyo badan.
4
Tirada Nafarada
5 daqiiqo
Wadarta Waqtiga
Qiimaha Nafar Walba*
Heerkulka: | IMA KHUSEEYO |
Tirada Dadka: | 2 koob |
Waqtiga diyaarinta: | 5 daqiiqo |
Waqtiga karinta: | IMA KHUSEEYO |
Wadarta waqtiga: | 5 daqiiqo |
Qalabka: | Baastamiir Looxa cuntada lagu jarjaro Jeega |
Maacuunta: | Mindi Koobka iyo qaaddooyinka cuntada lagu cabbiro |
* Qiimaha iyo helitaanka maaddooyinka cuntada way kala duwanaan karaan marka loo eego gobollada kala duwan ee Ohio. Macluumaadka qiimaha nafar kasta waa in loo isticmaalo hagis guud ahaan marka la tixgelinayo kharashka cuntada.
Maaddooyinka
1-2 koob oo miro daray ah, la jarjaray (eeg soo-jeedinta dhadhanka ee hoose)
1 liin AMA liin dhannaan
8 koob oo biyo ah
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, iyo cuntada.
- Ku rid miro la jarjaray iyo liin ama biyaha liinta weel weyn. Ka buuxi jooga biyo oo ku dabool bacda cuntada lagu duubo.
- Ku keydi firintijeerka habbeenkii.
Soo-jeedinta dhadhanka:
- 1 koob oo qare ah, 1 liin dhannaan, 5 geed nacnac
- 1 koob oo farawla ah, 1/2 qajaar (la saafay)
- 2 koob oo cananaas la jarjaray ah, 5 xabo caleemo reexaanta ah, 4 xabbo oo sinjibiil ah
- 1 bambeelmo (si dhuudhuuban loo saafay), 1 binti oo raasberi ah
Talooyinka
- Kadib markaad cabto biyaha waxaad cuni kartaa miraha ama waxaad isticmaali kartaa furulaatada.
Maadooyinka
La Sifeeyay
La Sifeeyay
Maxaa laga sameeyaa Biyaha Dhadhanka Leh?
Farawla
Liin Dhannaan
Liin
Raasberi
Qare
Macluumaadka Nafaqada(Nafar Kasta)
KALORIYADA
25
WADARTA DUFANKA
0g
CUSBADA
20mg
WADARTA KARBOHAYDARAYDHKA
3g
BOROTIINKA
<1g