Fuulka Beebeesheeda
Isku day inaad samayso cuntadan aadka u fudud maalinta ciyaaraha ama aad ka dhigto halaqjafe la cuno xilli xaflad weyn ay jirto.
Heerkulka: | IMA KHUSEEYO |
Tirada Dadka: | 1/4 koob |
Waqtiga diyaarinta: | 15 daqiiqo |
Waqtiga karinta: | IMA KHUSEEYO |
Wadarta waqtiga: | 15 daqiiqo |
Qalabka: | Bacda sinyeerka leh oo weyn Gasac fure |
Maacuunta: | Koobka iyo qaaddooyinka cuntada lagu cabbiro |
Maaddooyinka
1 15 wiqiyadood oo digirta beebeesheeda ah oo aan cusbo lahayn, la miiray lana biyo raaciyayy AMA 2 koob oo digirta beebeesheeda ah oo la diyaariyay lana qalajiyay (qiyaastii 2/3 koob oo digir qallalan ah)
1/2 koob oo ciir dufanku ku yar yahay ah
1/2 koob oo suugo ah
Khudaarta lagu daardaarto, la jarjaray
Goosaarta ikhtiyaariga ah: farmaajo la kidfay, yaanyo ama basal la jarjaray, kabsar caleen, basbaaska halabeenyo, iwm.
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, iyo cuntada. Haddii aad isticmaalayso digir qallalan, u diyaari si waafaqsan tilmaamaha xirmada.
- Haddii aad isticmaalayso digir qallalan, diyaari adigoo si degdeg ah biyo u karinayo adigoo raacaya tilmaamaha xirmada. Kadibna kari digirta adigoo raacaya tilmaamaha xirmada
- Ku rid digirta bacda weyn, ee sinyeerka xirmaayo leh. Ka saar hawada dheeraadka ah gudaha bacda oo xir. Ku burburi digirta farahaaga ilaa inta ay digirtu si siman uga noqonayso mid suuban.
- Ku dar ciirta iyo iidaanka gudaha bacda. Dib u xir bacda oo ku ridiq faraha ilaa si fiican isugu qasmaan.
- Isla markiiba la habee khudaar daray ah oo la jarjaray ama geli firintijeerka si ay si siman ugu adkaato.
Maaddooyinka