Cunto fudud oo lagu sameeyo banbanooniga
Koob leh midabo badan, borotiinkaan iyo cuntadaan fudud ee banbanooniga ah waxaa ka buuxa cunto fudud oo dhadhan leh.
Heerkulka: | Kuleylka sare ee dhexdhexaadka ah, Karkari, Microwave sarreeya |
Tirada Dadka: | 1 qayb oo barbarooni cufan ah |
Waqtiga diyaarinta: | IMA KHUSEEYO |
Waqtiga karinta: | 30 daqiiqo |
Wadarta waqtiga: | 30 daqiiqo |
Qalabka: | Birtaabada cunto shiilida oo dhexdhexaad ah Saxanka cunto-diiriyaha ku habboon Saxan weyn |
Maacuunta: | Qaaddada cuntada lagu guro Koobka iyo qaaddooyinka cuntada lagu cabbiro |
Cunto karinta laga soo xigtay Cal Fresh ee ay leedahay Waaxda Caafimaadka ee California
Maaddooyinka
1 rodol oo hilibka turkey-g ah (85% ama jilicsan) AMA 1 duqad hilib digaag ah oo caato ah
1 basal wayn, la jarjaray lagana fiiqay diirka
1 wiqiyadood oo sabuul/galley gasacadaysan ah oo aan wax milix/cusbo ah lagu darin, la miiray lana biyo raaciyay AMA 1 koob oo sabuul/galley daray ah ama barafaysan
1 14.5 wiqiyadood oo yaanyo shiishiid aan cusbo lagu darin oo la googooyay ah
1 15.5 wiqiyadood oo digir madow ah oo aan cusbo lagu darin oo gasacadaysan, la miiray oo la biyo raaciyay
1/2 koob oo goosaarta hilibka duban ah
1 qaado oo toon qoyan ah, la kalaawiyay AMA 1 qaaddo oo toonta buddada ah, la jarjaray
3 banbanooni (midab kasta leh)
1/8 qaaddo oo cusbo ah
1/8 qaaddo oo filfil ah
Tilmaamaha
- Kahor inta aadan hawsha bilaabin, dhaq gacmahaaga, sagxadaha, maacuunta, gasacadaha korkooda, miraha, iyo khudaarta.
- Hilibka Turkey-ga la shiiday laguna riday birtaabada cunto shiilida dhexdhexaad ag lehna kuleyl meel dhexaad ah ilaa binkigu dhamaanaayo. Ka saar dufanka dheeraadka ah.
- Ku dar basal oo kari ilaa basasha ay ka jilicdo, qiyaastii 5 daqiiqo.
- Ku dar galey, yaanyada la jarjaray, digirta madow, maraqa barbecue, iyo toonta, isku kari ilaa 10 daqiiqo adoo saaraya kulayl dhexdhexaad ah.
- Dhanka kale, u kala jar laba qayb barbarooniga isqaba oo ka saar miraha. Ku sayri qaybaha barbarooniga milix iyo filfil. Geli saxanka badqabka ah ee mikraweerka adoo oga shubaaya biyo dhinaca laga jaray.
- Dabool oo mikraweefka geli banbanooniga ilaa uu xooga yeelanaayo qalafsanan, muddo dhan 5 daqiiqo.
- Ka saar banbanooniga saxanka oo ku rid baaquli wayn. Qaado mari maraqa barbecue uu ku walaaq banbanooniga kadib cuntada ku dar.
La Sifeeyay